9 jeer ayey Gabdhuhu Kasoo Muuqdeen Liiska Top Ten - ka ama Tobanka ugu sareeya ee imtixaa
9 jeer ayey Gabdhuhu Kasoo Muuqdeen Liiska Top Ten - ka ama Tobanka ugu sareeya ee imtixaanka Dugsiyada sare ee Dalka.
9 gabdhood ayaa Ku Jiray Liiska 10 - ka Ugu Sareeya inkastoo ay Qaarkood Hal kaalin isku Qabsadeen.
Kaalinta 1 aad , Kaalinta 2 , Kaalinta 4 aad iyo Kaalinta 6 aad waxaa Galay Gabdho.
Iyagoo Howsha Guriga Haya ayey Hadana Tan Iskoolka Ku dadaaleen. Allow Barakee Hablaheena ❤
9 jeer ayey Gabdhuhu Kasoo Muuqdeen Liiska Top Ten - ka ama Tobanka ugu sareeya ee imtixaa
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments