2 years ago

Aabe Somaliyed oo lagu Magacaabo Cabdullaahi ayaa shahaado sharaf Gudoonsiiyey Xaaskiisa T

Aabe Somaliyed oo lagu Magacaabo Cabdullaahi ayaa shahaado sharaf Gudoonsiiyey Xaaskiisa Taas oo uu uga mahad Celiyey shaqadii wanaagsanayd ee ay kasoo qabatay Guriga bisha ramadaan iyadoo sooman.



Waa aabe ku dayasho Mudan. Waa in aan dumarka Ku dhiiri Galinaa oo uga mahad celinaa shaqooyinka ay inaka Hayaan. Adiguna Halkaan uga Mahad Celi Gabadhii Bisha Ramadaan jikada Kuugu Jirtay ee suxuurta iyo Afurkaba kuu diyaarin Jirtay ❤
Aabe Somaliyed oo lagu Magacaabo Cabdullaahi ayaa shahaado sharaf Gudoonsiiyey Xaaskiisa T

  • 7Upvotes
  • $0.00Reward
  • 0Comments

Comments

You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.

Reply

No comments