2 years ago

Asc ree boorama waar maanta waad banaan baxedeen yaad wax u dhinteen sow dadkiinii maaha f

Asc ree boorama waar maanta waad banaan baxedeen yaad wax u dhinteen sow dadkiinii maaha fikirka&aqoontii la inagu ogaa ma halmar bay is masaxday

Mida 2 maanta waxaad waxaad dhagaxaan ku jajabiseen wadadooyin kiinii waar horda miyeynaan ka fikirinba wadooyinka yaale sow samaroon maaha bajaasyadaad gubteen&weliba goobahaad dhacdee Eed boobteen yaa le sow samaroon maaha

Waar wax isku faloo wadankiina dhowrta maanta hadaad jajabisaan beri xageed aadaysaan

Mida 3 iska dhiga calankan buluugaa oo qaata kaad samaysateen si xirfadaysana u gudbiya cabashadiina ooo

Waalidiintiina &walaalihiin ha galaafaninee

Ninkana 10 bishaa la dilayaayee iska suga

Oo aqoontii yayna idinku khasaarinee fikira oo maskaxda tuujiya kadibna raadiya xalka
Asc ree boorama waar maanta waad banaan baxedeen yaad wax u dhinteen sow dadkiinii maaha f

  • 8Upvotes
  • $0.00Reward
  • 0Comments

Comments

You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.

Reply

No comments