Baki news #somalia Waftiga uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada Qorsheenta qaranka somalilan
Baki news #somalia
Waftiga uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada Qorsheenta qaranka somaliland Dr Ahmed Aadan Buuxane Oo ay ka mid ahaayeen maareeyaha haayada wadooyinka xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada iyo masuuliyiin kale ayaa soo kormeeray dhismaha wadad Boorama iyo baki
Waftiga ayaa intaa ka dib si balaadhan loogu soo dhaweeyay degaanka Dagmada baki waxayna dadwaynaha degaanka baki ugu baaqeen in ay qataan kaadhka Codbixinta
#somee
[Baki news #somalia
Waftiga uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada Qorsheenta qaranka somalilan](https://somee.social/posts/732568)
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments