BAR AMA BARO. Sawirka maanta ugu hadal haynta badan. Waa Hooyo Faadumo Maxamed Cali, waxa
BAR AMA BARO.
Sawirka maanta ugu hadal haynta badan.
Waa Hooyo Faadumo Maxamed Cali, waxay macalin katahay Dugsiga hoose dhexe ee Qabaleega Karinka oo katirsan Degmada Sagag.
Hooyo faadumo waxay aroor walba u soo kalahdaa si ay usoo saari lahayd jiil aqoon leh sidookale waxay haysata 7 caruur ah.
Macalimadaadii schoolka nala wadaag magaceeda kuna dheh Waad Mahadsantahay Waqtigii Usaxsanaa Ayaad Iga Soo Gaartay Jaahliga.
#someesomalia #someeofficial
[BAR AMA BARO.
Sawirka maanta ugu hadal haynta badan.
Waa Hooyo Faadumo Maxamed Cali, waxa](https://somee.social/posts/733574)
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments