Caamir Oo Ah Maamulaha Akadmiyadda Kubadda cagta Ugu Awooda Badan Soomaliya Juba Youth aya
Caamir Oo Ah Maamulaha Akadmiyadda Kubadda cagta Ugu Awooda Badan Soomaliya Juba Youth ayaa Dhiirigalin Ugu Tagay Dalka Aljeria Xidigaha xulka Qarankeena
Caamir Wa dhiirigaliye Mudan Bilad Sharaf waxa Uu Bolaal Dhalinyaro ah Ah Oo ku nool caasiamda soomaliya Ku jiraan Akademiyadiisa
Waxana Uu Ka saacidaa In ay Helaan Wax barasho , Iyo In ay ka guul gaaran Riyadooda Kuabdda Cagta
Tiradda ugu badan xiddigaha Qaranka 17 jiradda Kuwii koobka soo qaday iyo kuwa hadda matalaya qaranka Qarkood ka tirsanyihin Akademiyadiisa
Legend Caamir Dhiirigalin ayaad Mudan Tahay
Waxan Hubaa Fikirkaaga Hormarinta kubadda Cagta uu mira dhalay
Maamuus ayaad mudan tahay
Caamir Oo Ah Maamulaha Akadmiyadda Kubadda cagta Ugu Awooda Badan Soomaliya Juba Youth aya
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments