Dadka ay waxyeeladu ka soo gaartay roob xoogan oo ka da'ay xalay Magaalada Dhuusamare
Dadka ay waxyeeladu ka soo gaartay roob xoogan oo ka da'ay xalay Magaalada Dhuusamareeb iyo deegaanada hoos yimaada kaasi oo sababay barakac xooggan kadib markii xaafadaha qaar ay go'odoomiyeen biyaha roobku.
xoghayah Degmada Cabdi salan Caabi Aadan ayaa warbaahinta u sheegay in roobkii xalay uu sababay barakac xoogan oo xaafadaha Caasimada qaarkood.
Wasiirka wasaarada Gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka dowlada Galmudug ayaa dhankiisa hay'adaha Samafalka iyo dadka waxhaysta kacodsaday in loo gurmado dadka ay barakiciyeen biyaha roobku.
#someeofficial
Dadka ay waxyeeladu ka soo gaartay roob xoogan oo ka da'ay xalay Magaalada Dhuusamare
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments