Dhalinta Reer Awdal Waxay Yaqaanaan ooo Kaliya Sida Calanka Buluugaa Loo Taago Markay Cadh
Dhalinta Reer Awdal Waxay Yaqaanaan ooo Kaliya Sida Calanka Buluugaa Loo Taago Markay Cadhoodaan
Laakiiin Mayaqaanaaan Dhulkooda
Taariikhda leh Eee Dad Qaxooti Kuyimid Lawareegeen Saylac Ooo Ahayd Hantida Aduunku Ku Ogaa Waxaa Raba Inay Lawareegaan Dad Qaxooti Udaganaaa 1992 Ilaa Maanta Ay Saylac Rabaan Ama Sheegtaan Waaa Layab
Midna Ogaada Xassan Gurguure Saylac Wuxuu Ka Iibiyay Beesha Dilaaga Cumar Geele Hadiii Soomaaliland Guuldaraysato Saylac Waxaa Iska yeelan Doona Beesha Dilaaga Cumar Geele
Wxn Leeyahay Saylac Halaga Soo Celiyo Yaan Loo ogolaaan Qaxootiga Tamcaaya Kaarka Codaynta Udiida Qaxootiga Caalamka Dhul Qaxootiga Ladajiyo Inuu kuu Codeeyo mooyee Inuuu Dhulkaaga kugu Qabsado Sharcigee Dhigaaya
Dhalinta Reer Awdal Waxay Yaqaanaan ooo Kaliya Sida Calanka Buluugaa Loo Taago Markay Cadh
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments