Dubai waxay dhisaysaaa goob dalxiis oo ku kacaysa shan bilyan oo doolar ($5B). Nashqasa go
Dubai waxay dhisaysaaa goob dalxiis oo ku kacaysa shan bilyan oo doolar ($5B). Nashqasa goobtan waxaa laga soo dheegtay oo ay u qaab eekaan doontaa Dayaxa. Qorshuhu waa in dalxiisayaasha imanaya goobtan aragti laga siiyo meerayaasha kale ee aan dhulka ahayn. Waxaa la filayaa in la furo 2027.
Innagiina waan gama’sannahay gabi ahaanteene
Allaylehe sidaan goortan nahay, gobi ma yeesheene
Gacalooyinoow kaca, wakhtigu waa gabaabasiyay’e
——Abwaan gobonimo doon ahaa.
Dubai waxay dhisaysaaa goob dalxiis oo ku kacaysa shan bilyan oo doolar ($5B). Nashqasa go
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments