2 years ago

Gabadhan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Jawaahir Rooble ayaa noqotay haweenaydii ugu horra

Gabadhan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Jawaahir Rooble ayaa noqotay haweenaydii ugu horraysay ee madow iyo weliba Muslin ah ee garsoore dhanka Kubadda ah ka noqota dalka Ingiriiska.



Jawaahir oo da'deedu 29 Sano ayaa ka mid ahayd dadkii sida magan gelyo doonka ah ku galay UK balse waxay sheegtay in ay arrimaha ciyaaraha soo bilowday xilligii ay joogtay dalkeedii hooyo.
Gabadhan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Jawaahir Rooble ayaa noqotay haweenaydii ugu horra

  • 9Upvotes
  • $0.00Reward
  • 0Comments

Comments

You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.

Reply

No comments