2 years ago

Ganacsade Axmed Baabaraqiis ayaa hadhimo sharafeed ugu sameeyey Jedah Islaan Bashiir Islaa

Ganacsade Axmed Baabaraqiis ayaa hadhimo sharafeed ugu sameeyey Jedah Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Sucuudiga u joogay bishii Ramadaan cumro iyo cibaado.



Masuuliyiinta qunsuliyada Soomaaliya ee Jedah, saraakiil ka tirsan maamulka Puntland, ganacsato iyo xubno kale ayaa ka soo qaybgalay hadimo sharafeedaa.



Islaan Bashiir oo ka mid ah Isimada soo jireenka ah ee umadda Soomaaliyeed dhexdeeda sida weyn looga tixgeliyo ayaa halkaa uga duceeyey dalka, dadka iyo ganacsade Axmed.
Ganacsade Axmed Baabaraqiis ayaa hadhimo sharafeed ugu sameeyey Jedah Islaan Bashiir Islaa

  • 7Upvotes
  • $0.00Reward
  • 0Comments

Comments

You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.

Reply

No comments