Hal qof oo Mareexaan ah oo RW Xamse cay la daba taagan arki maysid, Mareexaan waa dad gob
Hal qof oo Mareexaan ah oo RW Xamse cay la daba taagan arki maysid, Mareexaan waa dad gob ah oo aaminsan inay Daarood meteli karaan iyagana Ogaden meteli karo.
Waxa la joogaa xiligii Kablalax ka garaabi lahaa oo xaal ka bixin lahaa isbaaradii Ini Deni oo gabaad ka dhiganayey magacooda uu u dhigtay Madaxweyne Farmaajo.
Shalay hadii ay Deni u shaqaysay inuu kaar Kablalaxnimo kula dagaalamo Farmaajo, siyaasadaas waa la isku fahmay kama aqbali doono kaar Hartinimo inuu Xamse u xoqdo.
Waxaan doonayaa oo dhexda u xirtay Daarood mid ah, walaalo ah, wax isu ogol oo si siman isu meteli kara, heshiisna la ah Soomaalida kale ee walaalahood ah.
Shiine Culay
Madaxweynaha beesha Daarood ee baraha bulshada.
Hal qof oo Mareexaan ah oo RW Xamse cay la daba taagan arki maysid, Mareexaan waa dad gob
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments