2 years ago

Harti wax ka maqan ma leh, hadii ay jirto cid arkaa jire doon ah oo qaadan la inay Raysal

Harti wax ka maqan ma leh, hadii ay jirto cid arkaa jire doon ah oo qaadan la inay Raysal Wasaare weyday hoos ha u degeen oo magaca jifidooda ha iimaansadaan.



AHN. Cali Khaliif Galaydh markii Raysal Wasaaraha laga dhigay oo tafaha lagu dhegeyey Hartinimada aan jirin oo maanta qabriga laga soo saaray Deniyoow jeebka gasho.



Warsangeli hadii aanu nahay wiilkaa Ogaden ee Xamse Cabdi Barre ayaa siyaasada nagu metela cidii meelahaas ka soo habaartamaysa hus baanu leenahay.
Harti wax ka maqan ma leh, hadii ay jirto cid arkaa jire doon ah oo qaadan la inay Raysal

  • 6Upvotes
  • $0.00Reward
  • 0Comments

Comments

You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.

Reply

No comments