Idaha badanaaba hilibka ayaa lagu eexaystaa . Haddii marti diifoon kugu soo hoyato gool ba
Idaha badanaaba hilibka ayaa lagu eexaystaa .
Haddii marti diifoon kugu soo hoyato gool baa loo loogaa .
Badanaa Idaha shiraysi uma aysan badnayn .
Faa'iidada idaha aad ayay u badantahey waxaase ugu foolaad-san in baridooda lagu dabiibo bukaanka mid lagu dhayo, mid lagu baanto, mid lagu duuggo iyo mid lagu dhuunyaba waa loo adeegsan jiray
#somee #someeofficial
Idaha badanaaba hilibka ayaa lagu eexaystaa .
Haddii marti diifoon kugu soo hoyato gool ba
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments