2 years ago

Maamulka Cusbitalka Degmada sheekh oo uu ugu horeeyo Agaasimaha guud ee cusbitalka Xamse M

Maamulka Cusbitalka Degmada sheekh oo uu ugu horeeyo Agaasimaha guud ee cusbitalka Xamse Maxamed diiriye iyo sido kale shaqaale weynaha cusbitalka aya soo dhaweeyay Dr Adan Aadan Ismaacil waxaan ay maamulka cusbitalka iyo Dr Aadan iska xog wareysteen sida uu u shaqeeyo cusbitalku waxaan warbixin ka siiiyay agaasimaha cusbitaalka Degmada.

#somee
Maamulka Cusbitalka Degmada sheekh oo uu ugu horeeyo Agaasimaha guud ee cusbitalka Xamse M

  • 1Upvotes
  • $0.00Reward
  • 0Comments

Comments

You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.

Reply

No comments