Marka koobaad waxaa mahada le Alle swt oo igu simay maalintan qiimaha gaarka ah le. Maalin
Marka koobaad waxaa mahada le Alle swt oo igu simay maalintan qiimaha gaarka ah le. Maalin muhiim u ah qofkaste oo arday ah heer walba.
Marka labaad waxaan u mahad celinayaa qoyskayga oo ay ugu horeyso hooyaday aabahay abtigay iyo walaalahayga aan ugu jeclahay aduunka, oo Ila garab taagnaa tageero dhinac kaste ah. Iyo qof kaste oo mar uun isoo caawiyay oo ay ugu horeeyaan asxaabtayda.
Maxaan ka bartay, Safarka waxbarasho ee dibada ama qurbaha waa mid ka duwan mid kasta. Waxaad ka baranaysaa samir iyo dulqaad go’aano badanaa aad u qaadanayso si shaqsiyan ah.
Ugu danbayn, Alle jidka ha u fudeydiyo qofkaste oo ila mid ah oo hadda bilaabaya hayaanka waxbarasho.
Alle ayaa mahadle mar walba.
1/17272810
Marka koobaad waxaa mahada le Alle swt oo igu simay maalintan qiimaha gaarka ah le. Maalin
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments