Midowga ururada Soomaalida ee Finland ayaa maanta waxa ay daah fureen todobaadka Soomaalid
Midowga ururada Soomaalida ee Finland ayaa maanta waxa ay daah fureen todobaadka Soomaalida Finland ee Somali Week Finland, furitaanka waxaa goob joog ahaa siyaasiyiin, ganacsato, ciyaartooy iyo qeybaha kala duwan bulshada.
Sharmake Abukar Amin oo ah gudoomiyaha Musef ayaa shaaciyay in sanadkaan eey kusoo kordhiyeen Somali Week Finland maalmo loo asteeyay Ciyaaraha, maalmaha dhaqanka iyo maalmaha dabaal dega.
Midowga ururada Soomaalida ee Finland ayaa maanta waxa ay daah fureen todobaadka Soomaalid
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments