2 years ago

Ninkan oo iska dhigay qof iibsanaya dhar ayaa si farsamaysan u xaday teleefan qaali ah oo

Ninkan oo iska dhigay qof iibsanaya dhar ayaa si farsamaysan u xaday teleefan qaali ah oo uu leeyahay wiil macmiil ah oo ku sugnaa carwada dharka Banaadir Mall .



Sawiradan oo ay qaaday kaamiro qarsoodi ah waxaan u baahinaynaa in ninkan gacanta lagu soo dhigo marka haddii aad aragtaan degdeg noo soo wargeli.
Ninkan oo iska dhigay qof iibsanaya dhar ayaa si farsamaysan u xaday teleefan qaali ah oo

  • 2Upvotes
  • $0.00Reward
  • 0Comments

Comments

You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.

Reply

No comments