Reebanti: 11-May-2023: Waxaan maanta kormeeray warta biyo-qabadka deegaanka Reebanti ee de
Reebanti: 11-May-2023: Waxaan maanta kormeeray warta biyo-qabadka deegaanka Reebanti ee degmada Garoowe gobolka Nugaal.
Warta biyo-qabadka Reebanti waxay kamid tahay mashaariicda horumarineed ee Wasaaradda Qorsheyntu u qoondaysay deegaanka, mashruuca Biyoole ayaana maalgaliyay.
#someeofficial #someephoto
Reebanti: 11-May-2023: Waxaan maanta kormeeray warta biyo-qabadka deegaanka Reebanti ee de
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments