Taasoo Dadka Deegaanku isku tashi dhanka Ganacsiga ay sameeyeen kalana soo degaan Bagaashka kana dhoofiyaan Xoolaha.
Intaasi ka dib maamulka Gobolka, kan Degmada Maydh, Waayeel, wax garad iyo ganacsato ayaa Xukuumada aad uga mahad celiyey Mashaariicda horumarineed ee Gobolka laga hirgeyliyey oo ay ugu horeeyaan Dekeda Degmadaasi ee Maydh iyo Waddada Xidhiidhisa Burco iyo Ceerigaabo.


Sawiro:- Tan iyo markii Xukuumadda Somaliland ee gadh wadeenka ka yahay Madaxwaynaha qaran