Socod dheer ka dib baanu goobtaas ku nasanay si aanu wax u cuno. Ka bilow midig Adeer , Xu
Socod dheer ka dib baanu goobtaas ku nasanay si aanu wax u cuno. Ka bilow midig Adeer , Xuseen Macaane , Cabdiqaadir , Samaale , maamulihii Yazen Yemany oo timir iyo biyo noo qaybinaya. Ninkaa halkaa dambe soo fadhiyaana waa xasan oo dalyaqaan noo ahaa.
Goobta sawirka gobolkii cagaarnaa ee sanaag iyo buuraleyda surud.
Hazzan Roore

Socod dheer ka dib baanu goobtaas ku nasanay si aanu wax u cuno. Ka bilow midig Adeer , Xu
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments