Waa halyeey qaran oo qiime ku dhex leh Soomaali weyn, maanta ayaan booqasho ugu tegey Jedd
Waa halyeey qaran oo qiime ku dhex leh Soomaali weyn, maanta ayaan booqasho ugu tegey Jedda isagoo ka yimi Makka iyo Madiina oo uu cumro iyo cibaado u joogay.
Xilku waa tagaa laakiin qofnimada ayaa waarta, Rooble wuxuu leeyahay shakhsiyad aad u wanaagsan iyo dun gobeed, waa sababta uu u degey quluubta Soomaali oo dhan.
Ilaahay cumrada ha kaa aqbalo, dalka iyo dadkana ha u ajiibo ducadii aad u soo ducaysay Soomaalinimo .
Waa halyeey qaran oo qiime ku dhex leh Soomaali weyn, maanta ayaan booqasho ugu tegey Jedd
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments