Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta tababar u daah-fur
Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta tababar u daah-furtay shaqaale tiradoodu dhantahay 25 qof oo ka tiransan qaybta nafaqada ee Wasaarada Horumarinta Caafimaadka, Shaqaalahan ayay tababarka Siin doonaan Shaqaalaha qaybta nafaqada Ee haystay tababarka macalinimada.
Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ayaa Mudooyinkii u dambeeyay ku hawlanayd kor u qaadista iyo tayaynta aqoonta shaqaalaha Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka si loo gaadho hiigsiga Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee ah inuu qof kasta oo Somaliland ku nooli helo adeeg Caafimaad oo dhamaystiran.
#someeofficial #somee





Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta tababar u daah-fur
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments