Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta Khudbad ka jeediy
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta Khudbad ka jeediyey Munaasibad Ballaadhan oo lagu daahfurayey Shiidaalka laga qodayo Degaanka Xood, kaasoo ay qodayso shirkada Genel Energy.
Munaasibad Ballaadhan waxaa ka soo qaybgalay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, Maamulka Gobolka Togdheer, Xildhibaano iyo Madax-dhaqameedka Gobolka,kaasoo dhamaantood soo dhoweeyey Munaasibadan lagu daahfuray bilowga shiidaal ay Somaliland dhulkeeda kala soo baxdo.
#somee #someeofficial
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta Khudbad ka jeediy
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments