Waxaa la isku dayay in la bahdilo, laga dhigo nin hooseya oo hankiisa marna aan gaari Kari
Waxaa la isku dayay in la bahdilo, laga dhigo nin hooseya oo hankiisa marna aan gaari Karin . Waxaan ka hadlayaa Xasan Mustaf Isaaqii aan 2012-kii wada shaqayn jirnay.
Waqtiga si kasta oo uu ugu adkaa oo Xittaa aan xasuusto in mar laga buriyay idaacad uu dadaal & karti midna wax ka hambaysan maanta waa Diplomaasi, isagoo aan Tahriibin ayuu nabad gaaray America.
Mar abuurista Alle lagu caayay, mar la dabray si uusan u hormarin ugu dambayn Xasan waa shaqsi aad ku dayan karto haddii dadaalku dhab kaa yahay.
Guuleeyso saaxiib.
Waxaa la isku dayay in la bahdilo, laga dhigo nin hooseya oo hankiisa marna aan gaari Kari
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments