2 years ago

Waxaan idiin xaqiijinayaa inuusan jirin wax mooshin ah oo looga soo horjeedo Xukuumada Ray

Waxaan idiin xaqiijinayaa inuusan jirin wax mooshin ah oo looga soo horjeedo Xukuumada Raysal Wasaare Xamse, xitaa ma jiraan laba Xildhibaan oo is weydiiyey.



Dad diidan inay Soomaaliya horay u socoto oo markasta jecel inay dalka xasarad geliyaan ayaa warkaas beenta ah suuqa geliyey, iyagoo ka leh dano gaar ah.



Xamse wuxuu si hufan ugu adeegayaa qarankii uu u dhaartay, sidoo kale beesha Daarood ee uu siyaasada ku metelo waxay ku qabtaa kalsooni buuxda.



Shiine Culay

Madaxweynaha Beesha Daarood ee baraha bulshada.
Waxaan idiin xaqiijinayaa inuusan jirin wax mooshin ah oo looga soo horjeedo Xukuumada Ray

  • 5Upvotes
  • $0.00Reward
  • 0Comments

Comments

You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.

Reply

No comments