Webiga Shabeelle oo karkaarrada goostey ayaa ku fatahay magaalada Beledweyne, iyadoo ay xi
Webiga Shabeelle oo karkaarrada goostey ayaa ku fatahay magaalada Beledweyne, iyadoo ay xidhmeen; ganacsigii, waxbarashadii iyo isku-socodkii gaadiidku, dadweynaha ayaa sidoo kale ka barakacay qaybo kamid ah magaalada.
Soomaaliya sannad kasta gobollada qaar waxa ay wajahaan fatahaado, qaar kalena abaaro. Maalmo ayaa la hadal-hayaa wax muuqdana lagama qabto, waxna lagama barto.
Webiga Shabeelle oo karkaarrada goostey ayaa ku fatahay magaalada Beledweyne, iyadoo ay xi
Comments
You can login with your Hive account using secure Hivesigner and interact with this blog. You would be able to comment and vote on this article and other comments.
No comments